{"product_id":"2940045712002","title":"Qirashadii Jaajuuska Ingiriiska Iyo Cadawtinimada Ingiriiska ee Islaamka u hayo","description":"\u003cp\u003eBaadariyaasha, kirishtaanka iyo yahuuda waxay faafiyaan waxa loo yaqaano Talmutu, halka Istanbul Xaqiiqda Kitaabka ay ka faafiyaan Islaamka meesha baadirayaasha aysan heysan wax diin ah waxayna u shaqeeyaan dantooda.\u003cbr\u003eIyada oo la isticmaalaayo caqli, cilmi, iyo naxariis gaalada waan u isticmaali karnaa si aan wax ugu sheegno.\u003cbr\u003eSi’aan u caawino faafinta, dadka aduunka oo dhan iyo aakhiro waa in aan ka shaqeynaa arintaa taas oo sabab u noqoneyso in ay ku soo biiraan muslimmiinta.\u003cbr\u003eDadka faa’ido iyo qiimo maleh haddii ay aysan caawinin dadka kale.\u003cbr\u003eGaalada iyo Yahuuda waxay gacmahooda ku badeleen kitaabyadii loo soo dire ee kala ahTowraat iyo Injiil waxayna ku faanaan in ay ayaga badeleen.\u003cbr\u003eQuraanka kariimkana waa sida uu Ilaah tacaalaa u soo dejiyey.Baadariyaasha iyo naagahooda Kitaabka Xaqiiqada wuxuu noo sheegayaa in aan ka diktoonaano waxa ay qalaan iyo si naxariis leh in aan u akhrino waxa aan Fahmina fahamkooda waa qasab.\u003cbr\u003eIlaahwaxauuxarimeydulmigiyoisticmaalkahudasiga. Qofwalbawaxauusameeyoayaalaguabaalmarinaa.\u003c\/p\u003e","brand":"Hakîkat Kitâbevi","offers":[{"title":"Default Title","offer_id":47157863121136,"sku":"2940045712002","price":0.0,"currency_code":"USD","in_stock":true}],"thumbnail_url":"\/\/cdn.shopify.com\/s\/files\/1\/0737\/7593\/9824\/files\/2940045712002_p0.jpg?v=1763682346","url":"https:\/\/shop-qa.barnesandnoble.com\/products\/2940045712002","provider":"Barnes \u0026 Noble (DEV)","version":"1.0","type":"link"}