{"product_id":"9780972661539","title":"Wiilkii Mucjisada ahaa iyo Budhcaddii Soomalida ahayd","description":"Mahdi waxa uu ahaa midka keliya ee reerkoodii ka hadhay ka dib markii gurigooda madfac ku habsaday. Waxa qaadatay ayeeyadiis si ay u koriso. Inkasta oo aanay ayeeyadiis dhaqaale badan haysan oo ay Suuqa Bakaaraha (Moqdishu) khudaarta ku iibin jirtay, si fiican ayey u korisay Mahdi, waxaana loo malayn jirey in uu reer dhaqaale badan haysta ka yimi. Isaga oo 8 jir ah ayaa maalin ayeedadiis waxa ay u dirsatay in uu dukaanka deriska ah uga soo iibiyo laba xabo oo ukun ah. Markuu dukaankii ka soo laabtay ayaa waxa dhexda ka helay koox budhcad ah oo loo yaqaaney Belo si ay u af-duubaan oo lacag uga qaataan.","brand":"Somali Media Network (SMN)","offers":[{"title":"Default Title","offer_id":49820642705648,"sku":"9780972661539","price":16.5,"currency_code":"USD","in_stock":false}],"url":"https:\/\/shop-qa.barnesandnoble.com\/products\/9780972661539","provider":"Barnes \u0026 Noble (DEV)","version":"1.0","type":"link"}