Skip to product information
1 of 1

Hakîkat Kitâbevi

Qirashadii Jaajuuska Ingiriiska Iyo Cadawtinimada Ingiriiska ee Islaamka u hayo

Qirashadii Jaajuuska Ingiriiska Iyo Cadawtinimada Ingiriiska ee Islaamka u hayo

Regular price $0.00 USD
Regular price Sale price $0.00 USD
Sale Sold out
Shipping calculated at checkout.
Quantity

Baadariyaasha, kirishtaanka iyo yahuuda waxay faafiyaan waxa loo yaqaano Talmutu, halka Istanbul Xaqiiqda Kitaabka ay ka faafiyaan Islaamka meesha baadirayaasha aysan heysan wax diin ah waxayna u shaqeeyaan dantooda.
Iyada oo la isticmaalaayo caqli, cilmi, iyo naxariis gaalada waan u isticmaali karnaa si aan wax ugu sheegno.
Si’aan u caawino faafinta, dadka aduunka oo dhan iyo aakhiro waa in aan ka shaqeynaa arintaa taas oo sabab u noqoneyso in ay ku soo biiraan muslimmiinta.
Dadka faa’ido iyo qiimo maleh haddii ay aysan caawinin dadka kale.
Gaalada iyo Yahuuda waxay gacmahooda ku badeleen kitaabyadii loo soo dire ee kala ahTowraat iyo Injiil waxayna ku faanaan in ay ayaga badeleen.
Quraanka kariimkana waa sida uu Ilaah tacaalaa u soo dejiyey.Baadariyaasha iyo naagahooda Kitaabka Xaqiiqada wuxuu noo sheegayaa in aan ka diktoonaano waxa ay qalaan iyo si naxariis leh in aan u akhrino waxa aan Fahmina fahamkooda waa qasab.
Ilaahwaxauuxarimeydulmigiyoisticmaalkahudasiga. Qofwalbawaxauusameeyoayaalaguabaalmarinaa.

View full details