Galool
Wadajir Baa Awood Leh
Wadajir Baa Awood Leh
Couldn't load pickup availability
Soomaalidu waxay leedahay maahmaaho dhowr ah oo wadajirka ka hadlaya waxaana ka mid ah; "Far kaligeed fool ma dhaqdo" iyo midda kale ee oraneysa "Gacma wadajir bey wax ku gooyaan", sidoo kale suugaanleyda ayaa maansooyinkooda in badan uga hadla wadajirka bulshada iyo tafaraaruq hadduu yimaado cawaaqibka laga dhaxli karo. Sidaa si la mid ah ayey u soo qaataan sheekadan iyo kuwa la mid ahba.
Ugu dambeyntii waxaan rajeynayaa in buuggan uu noqdo mid xoojiya ku baraarugga wadajirka.
Cabdiraxmaan M. Abtidoon
AMA Books
ABOUT THE ARDAA SERIES:
The ARDAA series is designed and published for Somali speaking/learning children. The books in this series are written by different writers, the stories within ARDAA are fictional, some are folktales and others are original works. The writers of ARDAA have one thing in common - the love for Somali traditions and customs.