Golis Publishing

Xasuus Qorkii Dhako Dhako

Xasuus Qorkii Dhako Dhako

Regular price $9.95 USD
Regular price Sale price $9.95 USD
Sale Sold out
Shipping calculated at checkout.
Quantity
Mursal Cali Jaamac oo dadka badankiisu u yaqaano (Dhako Dhako) waa arday deggan magaalada Hargeysa. Waa arday jecel waxbarashadiisa, laakiin waxa uu dabeecad ka dhigtay in maalin walba waxa uu la kulmo qoro, taas oo mashquul ka dhigtay. Maadaama uu Dhako Dhako waxa uu la kulmo qoro, dibna u akhriyo waxa uu noqday wiil nolosha iyo waxyaabaha magaalada ka dhaca aad ugu feejignoon!
View full details