Skip to product information
1 of 1

Xlibris Corporation

Maanyo-Olol: Uur-La-Hadal

Maanyo-Olol: Uur-La-Hadal

Regular price $8.49 USD
Regular price $9.99 USD Sale price $8.49 USD
Sale Sold out
Shipping calculated at checkout.
Quantity
Waxaan u hibeeyey Afadayda Aamina M. Xassan “Gaal” iyo ilmahayga “Boqortooyada ‘Siin’”. In ay xusuustaan awoowgood, anna adeerkay, aabboo kale ii ahaa, Jaamac Salaad Takar iyo adeerkood, anna Ina Adeerkay, Maxamed Cali Salaad “Xaange” oo labadaba 1991 USC xaqdarro, reerka ay u dhasheen, ugu dishey Xamar, iyo dhammaan dadkii ku le’’day dagaalka sokeeye oo Soomaaliya ka bilowday dhammaadkii qarnigii labaatanaad. Buuggan wixii iibkiisa ka soo baxa waxaa lagu bixin waxbarasho iyadoo dalool (1/3) aan u qoondeeyey agoonta dagaalka sokeeye ee Soomaaliya, daloolna ilmahaan dhalay oo yaraanta aan ku dayriyey iyo ilmohooda.
View full details